waxan ahay taagere arsenal wana kufana lacibkeena mesut Ozil mashallah hor mar wacan ayan urajeynaa πββοΈπββοΈπββοΈπββοΈπββοΈ
* 2010-2013 buu Real Madrid u dheelayay Isagoo Warld Class Midfielder noqday Season walba 40 assist Buu Samayn jiray ninkii Ronaldo kubada ku quudin jiray π
41 Comments
Daawayaasheena Dunida Ciyaaraha Tube waakan Taariikhda Ozil oo hore aad nooga dalbateen insha Waan idin soo gudbin doonaa Dhamaan Taariikhaha aad dalbataan insha, Fadlan Subscribe Saara Like dhaha Isla markaana Riixa Gambaleelka degniinta si markaan Muuqaal soo gelino durba uu kuu soo gaaro Mahadsanidiin
Lkn sixooboow wxn ku waydiina ninkan gacanta shabada kaga taalo maxee ka dhiganthy
waxan ahay taagere arsenal wana kufana lacibkeena mesut Ozil mashallah hor mar wacan ayan urajeynaa πββοΈπββοΈπββοΈπββοΈπββοΈ
Taatoo Giisa Mxa uga Hadli Ladahy marka
shabadiisa garapka ka saaran maba adan ka hadLin beH
Bushido ani xitaaa waa tageeraaa. Waa haaf tanusian haafna Germany
zxp tariikhda dybala
tariikHDa Ramos zoo Daa zHp aDiGo mahaDzan
fadLan
MASUT OZIL
GEESI MUSLIM AH
CAGA DAHAB QOFKSTOO KUBBADA CAGTA XIISEYA WA QASAB INUU KU TAAGEEEO π₯π―β
maansha allaah ozil xayaklah
WlL nozo gudbi tarikhda tomas rosicky
WlL nozo gudbi tarikhda tomas rosicky
Ozil my loveπππ
ozil halyay weeye
Plz English. I don't understand anything what you say….
DAVID LUIZ
Xidiga yaya
Taariikhda xidiga caanka ah (Kaka ) mhdsnid
Mashaa alh xidiga muslimka m ozil forward
Aaad ayaa mhdsanthy zxpkey mxamed khdr go forward
Tariishda DE GEa inoo so gali dunida ciyaaraha tube
My king ozil thanks qeyzka lika israa ahpaapih
sxp adoo mahadsan taariiqdii oscar noogu sheekeey iyo sababtoo primery legue ugu tagay sxp
Taarikhdaa lampard Qayska pro noo soo gudbiya
mxay tahay zababt aad uzoo gaabisay tarikhda od uga dhgty 5 minute lcipkan mzlimka ah ad kuwah gaalada ahna ad u bdisoh ad uga dhgtoh 11 minute
Ozil Cade silent Genius
Wxd zoo galiza zhp taariikhda enerson velverde
Thanks
Sxpow dhagaha ayaaba udurane
Granit xhaka
Tarikhda casemiro
Sxb kasoohadal Gerrard and Torres
Tarikhada mahrez kaa sheeke
ΓΆzil marku ka tagy arsenal soo same
Masot 0sil wuxuu mudan yahay in lagu daydo
22-2-2022 yaa iga dambeeyay love dhac kusiih
Wll ozil waxa XaQiiqa inaan maro Wadadi aad martaY Hadeeer waxan ku Jira Acadamic LameesiYa incha allH waan guLaYsanaYaπ±πΏββοΈ
Wll ozil waxa XaQiiqa inaan maro Wadadi aad martaY Hadeeer waxan ku Acadamic LameesiYa incha allH waan guLaYsanaYaπ±πΏββοΈ
Maxa weeye nagaha qaawan ee u ku dhagan yahay
πββοΈ
OZIL wuxuu ka Soo baxay Academy yada Schelk04
* 17 jir isagoo ah 2006 baa lagu Soo daray Schelk04 Seniors oo uu Bundesliga debut sameeyay
* 2008 wuxuu ku biiray kooxda Werder Breman isagoo 30 assist Season kii 2009 sameeyay oo assist badnaan ku guulaystay
* 2010 Warld Cup Buu u dheelayay Germany π©πͺ isagoo dunida isbaray wuxu ku guulaystay Assist badnaanta Warld Cup kii 2010
* 2010-2013 buu Real Madrid u dheelayay Isagoo Warld Class Midfielder noqday Season walba 40 assist Buu Samayn jiray ninkii Ronaldo kubada ku quudin jiray π
* 2013 Buu Arsenal ku biiray
* 2014 Warld Cup Buu u qaaday
Germany π©πͺ
* 2012 iyo 2016 EURO buu Semi Final tagay lkn waa laga qaaday labadaba
* 5 jeer Wuxuu ku guulaystay laacibka ugu Fiican Germany
German Player of the Year
OZIL wuxuu qaaday Assist badnaanta "Bundesliga, Laliga, EPL, Warld Cup, EURO, UCL, UEL, ππ tartan walba uu ciyaaray Assist badnaa Buu ku guulaystay Assist King