Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:-
https://www.facebook.com/Dunida-Ciyaaraha-105959814734621

#SUBSCRIBE #LIKE_SHARE

BOOQO Channelkeena Decomentry-yada QEYS & QISO
https://www.youtube.com/channel/UCbySWQKVqHXPYU_-e1yLxJw

Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:-
https://www.facebook.com/Dunida-Ciyaaraha-105959814734621

Dunida Ciyaaraha Tube waa bar howsheeda Tahay iney idin soo gudbiso Falanqeynta Ciyaaraha, Si kaduwan sida Ciyaaraha aad u maqashaan anaga waxaan ka hadli doonaa Guusha kooxda gaartay & sababihii kadambeeyey & Guuldarada Ciyaariyahanadii ku lugta lahaa.

Hadaba Falanqeynta ayaa ah noqon doonta Mid cadaalad ah oo Koox kasta ama Xul kasta , Xageena kama Jirto, hadaba halkan kaga bogo Falanqeyn aad ka heli doonto Wax kasta oo aad uga baahan tahay kubadda.

Halkan waxaan ujoognaa inaan ku Maqsuudino.

Hadii aad daneyneysid Inaad Talo ama Feker aad nala wadaagtid Fadlan Fariintaada noogu soo dir.

Email:- dunidaciyaaraha@gmail.com

Walaal Wixii dhiiragelin ah halkan kudir https://www.paypal.me/dunidaciyaaraha

Wixii Xayeysiis ah aad ubaahataan waxaad nagala soo xiriir kartaan dunidaciyaaraha@gmail.com

Waxaan idin rajeyneynaa Nasiib wacan.

Share.

28 Comments

  1. C.qaadir qesow ogow real madrid haduu qof iska ibinaayo haduu uxogo qofkaas dac yhy real madrid hadu lacag fcn kahelaayo inuu san kafiki reyn sida casamero iyo ronaldo iyo rag bdn ba malgilin taha real lacag kaliya udaran 🗣

Leave A Reply