Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:-
https://www.facebook.com/Dunida-Ciyaaraha-105959814734621
FACEBOOK-GEYGA GAAR AH
https://www.facebook.com/Cabdulqaadir-Qeyska-101829295939939
#SUBSCRIBE #LIKE_SHARE
BOOQO Channelkeena Decomentry-yada QEYS & QISO
https://www.youtube.com/channel/UCbySWQKVqHXPYU_-e1yLxJw
Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:-
https://www.facebook.com/Dunida-Ciyaaraha-105959814734621
Dunida Ciyaaraha Tube waa bar howsheeda Tahay iney idin soo gudbiso Falanqeynta Ciyaaraha, Si kaduwan sida Ciyaaraha aad u maqashaan anaga waxaan ka hadli doonaa Guusha kooxda gaartay & sababihii kadambeeyey & Guuldarada Ciyaariyahanadii ku lugta lahaa.
Hadaba Falanqeynta ayaa ah noqon doonta Mid cadaalad ah oo Koox kasta ama Xul kasta , Xageena kama Jirto, hadaba halkan kaga bogo Falanqeyn aad ka heli doonto Wax kasta oo aad uga baahan tahay kubadda.
Halkan waxaan ujoognaa inaan ku Maqsuudino.
Hadii aad daneyneysid Inaad Talo ama Feker aad nala wadaagtid Fadlan Fariintaada noogu soo dir.
Email:- dunidaciyaaraha04@gmail.com
Walaal Wixii dhiiragelin ah halkan kudir https://www.paypal.me/dunidaciyaaraha
Wixii Xayeysiis ah aad ubaahataan waxaad nagala soo xiriir kartaan dunidaciyaaraha04@gmail.com
Waxaan idin rajeyneynaa Nasiib wacan.

45 Comments
Qays nin aan tageero
Fast one
HOOYO MCN ILOVE YOU❤❤
Hooyo men l love you❤️🥰
Keep up pro
Kkkkk qayska gabayga beerkad ka laagtay
HADA FARANKI MUU BIXIRABAAA🙄
Thank is Qayska
Allow hooyoyinkeena cimrigooda dheerey 💔
ABWAAN SOOMAALIYEED HaDraaW¡ Alle HaW NaXaR¡¡Sto😭🥺
Hooyo mcn ❤❤
Illahow hooyoyinka no xafid🥺♥️♥️🥰♥️♥️
HOOYO🤩
ka soo hadal really madrid iyo Bellingham halka uu wada hadalku marayo
Hooyo alle haa ku daayo
Hooyo❤️❤️❤️
😢😢😢😢
QeYska wll nosoo gudbi tarikhda macalimuuu ten hag✍️
Chelsea always my team 💙 ❤ ♥ 🙌 👏 💪 💙 ❤
Hooyo mcn ilahay haku xafido
Hooyo mcn ilaahay hakuxifdiyo
That is abwaan haadraawi Alle janna haku casuumee🥰🥰🥰🥰🥰
Hooyo.mcn
Selim amallah 😢
Hooyo mcn
Viva united ❤
Ilaahayow hooyoyinkena noo xafid💖💖💖
Keeps goings my brothers ustaad qayska viva Liverpool ever 👍💯💯💪😋
Hadaan chelsea nahy sanadkan europe galayna koox aan dhamystirneyn dhalinayn difacaneyn hadii uu mach ka city badin wayo machka kale ma badin karno 🙂
conte halagu celiyo
hooyadu waa lama huraan legend qeyskow
waar ninkan badalkiisa mahelayno
Wlh kma daalo ustaadw dhgysgga iyo ku raaxysga latest waaaw
2 kulan baaqi noo eh man utd crystel io leeds❤️
Illahey hooyoyenkena hano xifdiyo 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Cabdi samadba mala socon hooya diis walal
Ilaahay ha u naxariisto
alxm ani hooyadeyda wey ino shahay inti hooyadoda Ka dhimatey sabar illahey haka siyo🤲
Halla Madrid 👋🐐
Alx hooyadeyda wy inoo shahay❤️❤️
Ax hoooyo laan waaa
Xanuuuna😊
Allow Noodaa Hooyo mcn
cr7 GUUL
Hadraawi buu ahaa
If Branford Winn Liverpool 26 points
And Chelsea 25 points hhhhhh
EPL is amazing 👏